3 ka mid ah khaladaadka CV-ga iyo sida ugu haboon ee looga fogaado

3 ka mid ah khaladaadka CV-ga iyo sida ugu haboon ee looga fogaado

CV-ga waa tallaabada ugu horreysa ee lagugu qiimeeyo marka aad codsaneyso shaqo.

Muuqaalkan waxaan ku sharxeynaa 3 ka mid ah khaladaadka ugu badan ee lagu sameeyo CV-ga iyo sida ugu habboon ee looga fogaado si aad u kordhiso fursaddaada shaqo helid.

Related Videos